Liiska Xildhibaanada ka maqan Fadhiyada Baarlamaanka oo la yeerin doono

Waxaa maanta Kooram la’aan u baaqday kulan ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya, kulankan ayaana ajandihiisu ahaa in looga doodo hindise sharciyeedka Duulista iyo Saadaasha Hawada, Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in aan la aqbali karin in kulamada Baarlamaanka u baaqdaan kooram la’aan ,waxa uuna sheegay in lala xisaabtami … Continue reading Liiska Xildhibaanada ka maqan Fadhiyada Baarlamaanka oo la yeerin doono